qorilugudnews24.com
Ku Soo Dhawaada Taariikh Kooban Oo Ku Saabsan Aabihii Halgankii SNM Iyo Somaliland-ta Maanta, Alle Ha U Naxariistee Col. Axmed Maxamed Halac, Kaas Oo Ahaa Maxkaxdii Halganka Iyo Aasaaskii Ururkii SNM.
August 18, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Taarikhdii Aabihii SNM Iyo Somaliland-ta Maanta Mujaahid Axmed Maxamed Halac.
Wuxuu Ahaa Ninkii Lahaa Fikirkii Aasaaskii Ururkii Dhaq-Dhaqaaqa Soomaaliyeed Ee SNM, (Somali National Movement), Dhammaana Isu Keenay Saraakishii Halganka Qaybta Ka Ahaa, 1974-kii Ayuuna Magaalada Muqdisho Ka Bilaabay Abaabul Ciidan, Kana Dhiidhiyey Dhibaatadii Shacabkeena Lagu Hayey, Halkaas Ayuuna Ka Soo Aasaasay Ururkii SNM Hashana Ka Wadey, Ilaa Uu Ballaadhay Oo Uu Dal Iyo Dibedba Wada Gaadhay Si Toos Ahna Loogu Dhawaaqay 1981-kii

Waxa Kale Oo Uu Ahaa Ninkii 1991-kii Shirkii Burco Soo jeediyey Go’aamiyeyna In Somaliland Ka Go’do Somalia, Madax-Bannaanideedana La Soo Noqoto
Illaahay Naxariisitiisii Janno Haka Waraabiyo, Qabrigiisana Ha U Nuuro…Aamiin

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News