qorilugudnews24.com
Faqashtii Taliskii Siyaad Barre Iyo Kuwa Maanta Cabaadaya Maxay Ugu Kala Duwan Yihin?.
August 24, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QoririlugudNews24)-Gacan Ku Dhiigle General Maxamed Xirsi Morgan Waxa Uu Warqad Sir Ah U Qoray Sodogii Siyaad Barre, Waxaana Ka Mid Ahaa Waxyaabihii Warqadda Sirta Ah Ku Qornaa :-

1. In Ardaydii Reer Somaliland Ee Iskuulada Dawladda Dhiganaysey Tiradooda La Yareeyo, Iyada Oo Laga Hortegeyo In Ay Soo Baxaan Jiil Wax Bartay Oo Reer Somaliland Ahi.

2. Inta Loo Ogolaaday In Ay Iskuulada Dhigtaana Waa In Lagu Badhxo Tiro Iyaga Ka Badan Oo Ka Mid Ah Dadkii Ku Sugnaa Xeryaha Qaxootiga Ee Ka Soo Qaxay Dhanka Itoobiya, Kana Koobnaa Qabiilada Kale.

Waana Ta Ay Maanta Wadaan Cadowga Somaliland Ee Dulaanka Ku Soo Qaaday Koobihii Waxbarashada Ay Ardayda Somaliland Dalkoodii Ku Haystaan, Sida Iskuulka Abaarso Tech Oo Ay Ardayda Ka Soo Baxdaa Galaan Jaamacaddaha Ugu Sareeya Ee Caalamka Oo Dhan.

Waraysigan Iyo Warbixinahan Ay Idaacadda BBC-du Sii Deysey Waxa Si Wada Jir Ah Inoola Socodsiinaya Weriyeyaasha Kala Ah.

AHN, Axmed Xasan Cawke Iyo Aadan Nuux Dhuule.

COMMENTS
Latest News