qorilugudnews24.com
Siyaasiyiintii Beesha Subeer Awal Ee Safka U Soo Geli Jirey Dhaleecayntii Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Oo Afka Ka Xidhay Dhaliilaha Dul Hoganaaya Xukuumadda Maxweyne Muuse Biixi.
August 27, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Siyaasiyiintii  Iyo Madax-Dhaqameedkii Beesha Subeer Awal Ee Safka U Soo Geli Jirey Dhaleecayntii Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Afka Ka Xidhay Dhaliilaha Baahsan Ee Dul Hoganaaya Xukuumadda Maxweyne Muuse Biixi Cabdi, Kuwaas Oo Mar Qudha La Waayey, Isla Markaana Hawadana Ka Baxay Iyo Sababta.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News