Ku Soo Dhawaada Heestii Bushaaro Iyo Codkii Fannaanadda Yasmin Maxamuud Ducaale.
September 6, 2021 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Heestii La Magac-Baxday Bushaaro Iyo Codkii Fannaanadda Yasmin Maxamuud Ducaale (Indho-Jacayl), Waana Ereyadii Abwaan Cabdi Haybe, Laxanka Iyo Muusiga Daa’uud Cali Masxaf Iyo Tusmistii Axmed Muumin Faarax.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com