qorilugudnews24.com
Dr. Tahliil Faarax Oo Ah Aabaha Dhalay Ikraan Ayaa Markii Ugu Horeysey Ka Soo Muuqday Warbaahinta, Isaga Oo Sheegay In Aanay Marnaba Aqbalayn Wax La Yidhaahdo Diyo Ama Mag.
September 11, 2021 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Dr. Tahliil Faarax Oo Ah Aabaha Dhalay Ikraan Tahliil Faarax, Ayaa Markii Ugu Horeysey Ka Soo Muuqday Warbaahinta, Isaga Oo Sheegay In Aanay Marnaba Aqbalayn Wax La Yidhaahdo Diyo Ama Mag, Isla Markaana Aanay Ku Qanacsanayn Warbixinta Ay Soo Saartay Hay’adda NISA.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News