qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Dabley Aan Haybtooda La Garanayn Oo Caawa Gudaha Magaalada Laascaanood Ku Dishey Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Deegaanka Ee Degmada Laascaanood.
September 11, 2021 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Dabley Aan Haybtooda La Garanayn Ayaa Caawa Gudaha Magaalada Laascaanood Ku Dishey Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Deegaanka Ee Degmada Laascaanood, Kaas Oo Lagu Magacaabi Jirey Cabdirisaaq Axmed Cilmi, Laguna Naanaysi Jirey “Cabdirizak Cardoofe”

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News