qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo Ka Dareen Celiyey Xilka Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Iyo Waxa U Qorshaysan.
September 12, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Togdheer Loo Soo Magacaabay Md. Maxamed Cabdillaahi Ibraahin Nafaqo Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Ka Dareen Celiyey Xilka Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Iyo Waxa U Qorshaysan, Fariina U Diray Shacab-Weynaha Gobolkaasi Togdheer.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News