qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Somaliland Md. Cabdirizaq Khaliif Oo Maanta Ku Dhawaaqay Magacyada Guddi Hoosaadyada Golahaasi.
September 13, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Somaliland Md. Cabdirisaaq Khaliif Axmed Ayaa Shaaciyey Guddi Hoosaadyada Golahaasi Iyo Xildhibaan Walba Guddida Lagu Daray.

Guddiyadaas Oo Ka Kooban 10 Guddi, Ayaa Mudaneyaasha Ku Jiraa Guddi Walba Ayaa Iska Dhex Dooran doona Guddoomiyaha Fadhigooda U Horeeya Ee Ay Yeeshaan.

Magacyada Guddiyada Iyo Xildhibaanada Ku Jira Hoos Kaga Bogo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News