qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Ciidanka Booliska Ee Somaliland Oo Faah-Faahin Ka Bixiyey Caasha Badhi (Shield Tailed Agama) Lagu Qabtay Madaarka Magaalada Hargeysa.
September 13, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidanka Booliska Ee Somaliland Ayaa Ka Warbixiyey Xayawaanka Loo Yaqaano Caasha-Badhida (Shield Tailed Agama) Oo Lagu Qabtay Madaarka Magaalada Hargeysa, Taas Oo Lagu Qabtay Nin Haybtiisa Lagu Sheegay In Uu Yahay Masri, Kaas Oo Doonayey In Uu Si Qarsoodiya Dalka Uga Dhoofiyo 200 Oo Caasha-Badhi Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News