qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Kulan Ballaadhan Oo Lagu Taageerayey Badhasaabka Cusub Ee Gobolkaasi Sanaag Eng. Maxamed Cilmi Xuseen Iyo Wasiirka Cusub Ee Diinta Iyo Aw-Qaafta Md. Cabdirisaaq Albaani.
September 14, 2021 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Kulan Ballaadhan Oo Lagu Taageerayey Badhasaabka Cusub Ee Gobolkaasi Sanaag Eng. Maxamed Cilmi Xuseen Iyo Wasiirka Cusub Ee Diinta Iyo Aw-Qaafta Ee Somaliland, Md. Cabdirisaaq Albaani, Kulankaas Oo Ay Isugu Yimaadeen Maamulka, Waayeelka, Waxgaradka Iyo Badiba Haldoorka Bulshada Degmadaasi Ceel-Afweyn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News