qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxda Kala Duwan Ee Deegaanada Soomaalida Oo Si Weyn Uga Dareen Celiyey Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Alle Ha U Naxariistee Suldaankii Guud Ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed.
September 14, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxda Kala Duwan Ee Deegaanada Soomaalida Ayaa Si Weyn Uga Dareen Celiyey Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Alle Ha U Naxariistee Suldaankii Guud Ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, Kaas Oo Habeemkii Xalay Ahaa Ku Geeriyoodey Dalkaasi Tuirkiga.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News