qorilugudnews24.com
Wasiirka Cusub Ee Amniga Soomaaliya Oo Fashiliey Lacagaha Uu Farmaajo Ku Bixin Jirey Burburinta Somaliland Iyo Dadka Uu U Adeegsan Jirey.
September 14, 2021 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Wasiirka Cusub Ee Amniga Soomaaliya Md. Cabdulqaadir Maxamed Nuur Ayaa Soo Bandhigay Xadiga Lacagaha Uu Farmaajo Ku Bixin Jirey Burburinta Iyo Khal-Khal Gelinta Ammaanka Iyo Xasiloonida Somaliland, Lacagahaas Oo Lagu Qiyaasay Malaayiin Doolar, Isla Markaana La Soo Marin Jirey Dad U Dhashay Somaliland Oo Gudaha Magaalada Muqdisho Ku Sugan, Halka Ay Qaar Koodna Xilal Muhiim Ah Ka Hayaan Xukuumadda Tagta Darran Ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Weriyeyaal Caan Ka Ah Baraha Bulshada.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News