qorilugudnews24.com
Qisada Hoygii Qarsoodiga Ahaa Ee Uu Ku Dhuuman Jirey Hoggaamiyihii Ururka Taliban, Isla Markaana Uu Ka Hoggaamin Jirey Dagaalkii Isaga Ka Dhanka Ahaa, (Xogta Dahsoon).
September 14, 2021 - Written by qoriadmin

Malang on Twitter: "The Mud House "Mullah Mohammed Omar Mujahid" defeat White House "Bush, Obama, Trump & Biden". Photo: The residence of Mulla Omar Mujahid & the residence of US presidents.… https://t.co/H2OqC8hcF4"

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Xog Ku Saabsan Hoygii Qarsoodiga Ahaa Ee Uu Muddada Dheer Ku Dhuuman Jirey Hoggaamiyihii Ururka Taliban Mullah Mohammed Omar, Isla Markaana Uu Ka Hoggaamin Jirey Dagaalkii Isaga Ka Dhanka Ahaa, Ugu Dambayntiina Uu Ku Geeriyoodey, Waxaana Haatan Booqday Hoygaasi Madaxda Sare Ee Ururkaasi Taliban, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News