qorilugudnews24.com
Danjire Maraykan Ah Oo Isbarbar-Dhig Ku Sameeyey Labada Dal Ee Somaliland Iyo Somalia, Marka La Eegayo Dhanka Horumarka, Nabadda, Dimuqraadiyadda Iyo Doorashooyinka.
September 15, 2021 - Written by qoriadmin

Washington-(QorilugudNews24)-Danjire Dr. J. Peter Pham Oo Ah Khabiir Maraykan Ah Ayaa Isbarbar-Dhig Ku Sameeyey Labada Dal Ee Somaliland Iyo Somalia, Marka La Eegayo Dhanka Horumarka, Nabadda, Dimuqraadiyadda Iyo Doorashooyinka, Wuxuuna Sheegay In Ay Somaliland Doorashooyin Toos Ah Qabsatay, (Direct Election), Taas Oo Ay Ku Baxday Lacag Gaadheysa $20 Million Oo Ay $15 Million Oo Ka Mid Ah Bixiyeen Dadkeedu, Halka Ay Somalia Jaamacadda Carabta Ka Dalbatay $12 Million USD, Si Ay Ugu Qabsadaan Doorasho Aan Toos Ahayn, (Indirect Election), Taas Oo U Baahaan Lacag Dhan $25 Million.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News