qorilugudnews24.com
Guul-Darradii Afghanistan Oo Galaafatay Wasiiradii Ugu Cuslaa Ee Britain Iyo Ra’iisal Wasaaraaha Ingiriiska Oo Bedeley Wejigii Xukuumaddiisa, (Xogta Dahsoon).
September 16, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska Mr. Boris Johnson Ayaa Sameeyey Siyaasadda Isku Shaandhaynta Golihiisa Wasiirada, Taas Oo Saamaysay Wasaaraddaha Xaasaasiga Ah Ee Dawladda Si Loo Sameeyo Koox Midaysan Oo Adag, Arrintaas Oo Imanaysa Kadib Guul-Darradii Afghanistan, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News