qorilugudnews24.com
Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Jawaab Adag Siiyey Madaxweynaha Uu Xilkiisii Dhammaaday Ee Farmaajo.
September 16, 2021 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Md. Maxamed Xuseen Rooble Ayaa Jawaab Adag Siiyey Madaxweynaha Uu Xilkiisii Dhammaaday Ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Kaas Oo Lagu Eedeeyey In Uu Si Xun U Adeegsadey Awooddii Dawladnimo, Isla Markaana Uu Qayb Ka Yahay Amni Darrada Haysata Guud Ahaan Shacabka Soomaaliyeed, Isaga Oo Iska Yeel-Yeelaya Adeerkii Siyaad Barre, Taas Oo Aan Marnaba U Suurtoobi Doonin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News