qorilugudnews24.com
Dawladda Jabuuti Oo War Ka Soo Saartay Diyaaradii Uu Fahad Yaasiin Saarnaa Oo Dib Loogu Celiyey Magaalada Istanbul Ee Dalkasi Turkiga.
September 17, 2021 - Written by qoriadmin

Djabouti-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dawladda Jabuuti Mr. Maxamuud Cali Yuusuf Oo Ka Hadlay Xanibaada Diyaarad Uu Saaarnaa Taliyahii Hore Ee Hay’adda Nabad-Sugida Soomaaliya Ee NISA, Fahad Yaasiin Iyo Rakaab Kale Oo Badan In Ay Dib Ugu Celinayaan Dalka Turkiga Oo Ay Markii Hore Ka Soo Duushay Diyaaradaasi.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News