qorilugudnews24.com
Xafiiska Dawladda Turkiga Ee Magaalada Hargeysa Oo La Sheegay In Ay Ka Dilaaceen Kooxo Gabraato Ah Iyo Qaylo Dhaan Laga Muujiyey.
September 17, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xafiiska Dawladda Turkiga Ee Magaalada Hargeysa Oo  La Sheegay In Ay Ka Dilaaceen Kooxo Gabraarato Ah, Kuwas Oo Dadka Dhiigga Ka Miirta, Isla Markaana Uu Xafiiskaas Dib Uga Soo Cusboonadaay Wax U Eeg Mashuucii Loo Yaqaaney Jiif Oo Jaq’‘, Kaas Oo Hore Loogu Dhacay, Isla Markaana Ay Ku Masalafeen Dad Aad U Tiro Badan Oo Reer Somaliland Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News