qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Suldaan Faarax Ducaale Oo Ka Mid Ah Salaadiinta Waaweyn Ee Gobolkaasi Sanaag Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeysa.
October 7, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Suldaan Faarax Ducaale Cali Ciid Oo Ka Mid Ah Salaadiinta Waaweyn Ee Gobolkaasi Sanaag Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeysa, Suldaankaas Oo In Muddo Ah Safar Ugu Maqnaa Dalka Debeddiisa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News