qorilugudnews24.com
Magaalada Burco Oo Maanta Aas-Qaran Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Taliyihii Taangiyada Qaybta 12aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland, Kaas Oo Ay Shalay Dishey Gacan Ka Xaq Darrani.
October 7, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Magaalada Burco Ayaa Maanta Aas-Qaran Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Taliyihii Taangiyada Qaybta 12aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland G/Dhexe Mursal Ibraahin Xasan Maygaag, Kaas Oo Ay Shalay Magaalada Burco Ku Dishey Gacan Ka Xaq Darrani.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News