qorilugudnews24.com
Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Ay Dadka Reer Soomaaliya Iyo Madaxdooduba Pladform Siyaasaddeed Ka Dhigteen Schoolka Abaarso Iyo Gobolka Sool.
October 9, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In Ay Dadka Reer Soomaaliya Iyo Madaxdooduba Pladform Siyaasaddeed (Political Platform) Oo Ay Somaliland Kaga Soo Duulaan Ka Dhigteen Schoolka Abaarso Tech Iyo Gobolka Sool, Arrintaas Oo Ay Ku Qarinayaan Fashilkooda Siyaasaddeed Iyo Dhibaatada Gudahooda Taal.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News