qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Heesta Sooyaalkii Dib Ugu Noqo Iyo Kooxda Gaashaan Ee Ciidanka Qaranka Somaliland, Heestaas Oo Loogu Quus-Goynayo Dhako Xunta Iyo Hadhaadigii Faqashta.
October 9, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Heesta Sooyaalkii Dib Ugu Noqo Iyo Kooxda Gaashaan Ee Ciidanka Qaranka Somaliland, Heestaas Oo Loogu Quus-Goynayo Dhako Xunta Iyo Hadhaadigii Faqashta, Kuwaas U Muuqda In Aanay Weli Quusan, Isla Markaana Xinka Iyo Cayda Somaliland Meel Walba La Taagan, Taas Oo Ay Ku Qarinaayaan Duliga Iyo Heeryada Siifadda Qadhmuun Ee Ay Dusha Ka Saareen Farmaajo Iyo Hadhaadigii Faqashta Oo Isugu Soo Habar Wacday.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News