qorilugudnews24.com
Wada Hadallo Maanta Magaalada Hargeysa Uga Furmay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Cirro Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi.
October 9, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wada Hadallo Maanta Magaalada Hargeysa Uga Furmay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Iyo Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi, Wada Hadalladaas Oo Aan Weli Daboolka Laga Qaadin Waxa Ay Salka Ku Hayaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News