qorilugudnews24.com
Wasiirkii Hore Ee Amniga Galmudug Oo Madaxweyne Qoor-Qoor Ku Eedeeyey In Uu Isbahaysi La Yahay Al-Shabaab.
October 10, 2021 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Wasiirkii Hore Ee Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi Axmed Macalin Fiqi Oo Maanta Shir Jiraa’id Ku Qabtay Magaalada Muqdisho Ayaa Ka Digay Colaad Aan La Mahadin Doonin Oo Uu Madaxweyne Qoor-Qoor Ka Abaabulayo Deegaanada Galmudug, Waxa Kale Oo Uu Madaxweyne Qoor-Qoor Ku Eedeeyey In Uu Isbahaysi La Yahay Al-Shabaab.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News