qorilugudnews24.com
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Laba Markab Oo Laga Leeyahay Dalkaasi Togo Ee Galbeedka Afrika, Kuwaas Oo Ku Soo Xad-Gudbey Biyahaya Somaliland.
October 11, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Ayaa Gacanta Ku Soo Dhigay Laba Markab Oo Laga Leeyahay Dalkaasi Togo Ee Galbeedka Afrika, Kuwaas Oo La Sheegay In Ay Ku Soo Xad-Gudbeen Biyahaya Somaliland, Kadib Markii Ay Ka Soo Tallaabeen Xadka Biyaha Ee Dhexeeya Jahuuriyadda Jabuuti Iyo Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News