qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Sool Oo Taageero U Muujiyey Tallabada Ay Xukuumadda Somaliland Ku Masaafurinayso Dadka Aan Somaliland U Dhalan.
October 11, 2021 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Sool Ayaa Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Tallabada Ay Xukuumadda Somaliland Ku Masaafurinayso Dadka Aan Somaliland U Dhalan, Kuwaas Oo Amni Darro Ku Haya Dadka Iyo Dalkaba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News