qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Munaasibad Loo Sameeyey 341 Arday Oo Maanta Ka Qalin-Jebiyey Jaamacadda Edna Aadan Univesity Ee Magaalada Hargeysa.
October 11, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Masuuliyiin Kale Oo Xukuumaddiisa Ka Tirsan Ayaa Ka Qayb-Galay Munaasibad Ballaadhan Oo Loo Sameeyey 341 Arday Oo Maanta Ka Qalin-Jebiyey Jaamacadda Edna Aadan Univesity Ee Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News