qorilugudnews24.com
Pakistan Oo Jugtii Ugu Weyneyd Ku Dhufatay Dalka Faransiiska, (Xogta Dahsoon).
October 11, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)- Ku Soo Dhawaada Xog Ku Saabsan Jugta Lagama Kacaanka Ah Ee Ay Faransiisku Kala Kulmeen Dawladda Dalka Pakistan, Kadib Markii Ay Pakistan Go’aansatay In Gujisyadii Dagaalka Ee Ay Hore Faransiiska Uga Soo Iibsatey Ay U Gacan Gelisy Dalka Turkiga, Si Ay Dib U Habayn Ugu Sameeyaan, Taas Oo Macnaheedu Yahay In Guud Ahaanba Tiknolojiyaddii Faransiisku Ay Geleyso Gacanta Turkiga, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News