qorilugudnews24.com
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Ay Waddooyinkii Magaalada Hargeysa Noqdeen Xorfado, Waddooyinkaas Oo Hore Loogu Cunay Malaayiin Dollar.
October 13, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Sheegay In Ay Waddooyinkii Magaalada Hargeysa Noqdeen Xorfado, Waddooyinkaas Oo Ay Ummaddu Wadda Ogsoon Tahay Inta Lacag Ah Ee Hore Loogu Cunay, Lacagtaas Oo La Sheegay I Ay Ku Dhacday Jeebado Rag Caloolo Waawey, Kuwaas Oo Hanti Badan Yeeshay, Isla Markaana Aanay Jirin Cid La Xisaabtamaysa.

&

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News