qorilugudnews24.com
Abwaan Cismaan Kujare Oo Dhaliilo Xooggan U Jeediyey Shirkii Uu Wasiir Maxamed Kaahin Dhawaan Kula Yeeshay Magaalada Hargeysa Xubno Ka Mid Ah Beeshiisa.
October 14, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Abwaan Cismaan Axmed Maxamed, (Cismaan Kujare) Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Dhaliilo Xooggan U Jeediyey Shirkii Uu Wasiir Maxamed Kaahin Axmed Dhawaan Kula Yeeshay Hudheel Ku Yaalla Magaalada Hargeysa Xubno Ka Mid Ah Beeshiisa, Shirkaas Oo Durba Si Weyn Loogu Hadal Hayo Baraha Internetka Ee Ay Bulshadu Ku Kulanto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News