qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Reer Burco Oo Sheegay In Ay Caasimaddii 2aad Uga Tanaasuleen Reer Boorame, Halka Ay Burcona Isu Diyaarinayso In Ay Noqoto Caasimadda Koowaad Ee Somaliland.
October 14, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maayirka Degmada Burco Md. Cabdirisaaq Ibraahin Cabdi (Cabdirisaaq Heero) Ayaa Sheegay In Ay Reer Burco Caasimaddii Labaad Uga Tanaasuleen Reer Boorame, Isla Markaana Ay Magaalada Burco Isu Diyaarinayso In Ay Noqoto Caasimadda Koowaad Ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Arrimo Badan Oo Ay Koobsatay Awgood.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News