qorilugudnews24.com
Xog Ku Saabsan Xaaladdaha Waqtigan Taagan Iyo Xeeladaha Ay Isticmaalayaan Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro.
October 14, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Xog Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Xaaladdaha Waqtigan Taagan Iyo Xeeladaha Ay Isticmaalayaan Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro,Taas Oo Muujinaysa Tartan Adag Ee Dhexeeya Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Waddani, Kuwaas Oo Weli Ku Hawlan Dabino Siyaasaddeed Oo Uu Midba Midka Kale La Gaadayo, Isla Markaana Dhufeyska Isugu Jira.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News