qorilugudnews24.com
Madaxweyne Biixi Oo Ku Baaqay In Caalamku Aqbalo Xaqa Ay Dadka Reer Somaliland U Leeyihiin Aayo Ka Tashigooda.
October 15, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ku Baaqay In Caalamku Aqbalo Xaqa Ay Dadka Reer Somaliland U Leeyihiin Aayo Ka Tashigooda, Sidaasna Waxa Lagu Sheegay Qoraal La Soo Diyaariyey Oo Lagu Baahiyey MajaladdaThe African Report Ee Ka Soo Baxda Magaalada Paris Ee Dalkaasi Fansiiska.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News