qorilugudnews24.com
Wasiiro Hore Iyo Masuuliyiin Sar-Sare Oo Ka Mid Ahaa Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhawaan La Filaayo In Ay Ku Biiraan Xibiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.
October 16, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiiro Hore Iyo Masuuliyiin Sar-Sare Oo Ka Mid Ahaa Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Dhawaan La Filayaa In Ay Ku Biiraan Xibiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Arrintaas Oo Ay Hadda Qaban-Qaabadeedu Ka Socoto Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News