qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Magaalada Burco Oo Maanta Aas-Qaran Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Ganacsade Xaaji Cali Ismaaciil Baaruud Oo Ku Magac Dheeraa (Cali Gadhle).
November 19, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Aas-Qaran Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Ganacsade Xaaji Cali Ismaaciil Baaruud Oo Ku Magac Dheeraa (Cali Gadhle), Alle Ha U Naxariistee Marxuum Cali Ayaa Ka Mid Ahaa Ganacsatada Waaweyn Iyo Hal-Doorka Bulshada Reer Somaliland, Isla Markaana Ku Suntanaa Halgankii Qadhaadhaa Ee Dalkan Loo Soo Maray.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News