qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Khudbaddii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Manaasibaddii Furitaanka Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Berbera.
November 20, 2021 - Written by qoriadmin

Kuva

Berbera-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabasan Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ee Manaasibaddii Furitaanka Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Berbera, Kaas Oo Ay Hirgelisey Xukuumaddii Hore Ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Isla Markaana Ay Maal-Gelisey Dawladda Dalka Imaraadka Carabta.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News