qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Ayaa Maanta Mucaarad Ahayd Oo Wax Maagaysay, ”Guddoomiye Xirsi Cali Xaaji Xasan”.
November 20, 2021 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweyne Muuse Biixi, Kaas Oo Uu Ku Duray Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Guddoomiye Xirsi Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Ay Madaxweynaha Ka Muuqatey Cadho Aad U Badani.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News