qorilugudnews24.com
Guddoomiye Cirro Waxa Uu Xisbigii Waddani Ku Wareejiyey Ninkii Ku Haboonaa Oo Aynu Ku Baranay Xukuumaddii Siilaanyo, Madax-Dhaqameedka Gobolka Awdal.
November 21, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Cirro Waxa Uu Xisbigii Waddani Ku Wareejiyey Ninkii Ku Haboonaa Oo Aynu Ku Baranay Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamuud Siilaanyo, Waana Ninkii Isku Hayey Dalkan Iyo Dadkan, Aad Ayaan U Soo Dhaweynaynaa, Sidaa Waxa Yidhi Madax-Dhaqameedka Gobolka Awdal.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News