qorilugudnews24.com
Kulmiye Waxa Lagaga Badin Doonaa Boqol Kun Oo Cod,” Siyaasi Jaamac Shabeel.
November 21, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayihii Hore Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Md. Jaamac Shabeel, Haddana Ka Mid Ah Siyaasiyiintii Dhawaan Ku Biiray Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Sheegay In Doorashada Soo Socota Ee Madaxtooyada Xisbiga Kulmiye Lagaga Badin Doonaa Boqol Kun Oo Cod.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News