qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maayirka Degmada Buuhoodle Oo Maanta Dhagax Dhigtay Dhismaha Laba Fasal Oo Lagu Kordhinaayo Dugsiga H/Dhexe Ee Degmada Qorilugud, Kadib Markii Ay Xukuuamadda Madaxweyne Muuse Biixi Hagratay.
November 22, 2021 - Written by qoriadmin

Kuvassa voi olla ainakin yksi henkilö ja seisovat ihmiset

Qorilugud-(QorilugudNews24)-Maayirka Degmada Buuhoodle Marwo Khadiija Axmed Aadan (Khadiija Deeqa) Ayaa Maanta Dhagax Dhigtay Dhismaha Laba Fasal Oo Lagu Kordhinaayo Dugsiga H/Dhexe Ee Degmadaasi Qorilugud, Kadib Markii Ay Xukuuamadda Madaxweyne Muuse Biixi Hagratay, Indhahana Ka Qarsatay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News