qorilugudnews24.com
Madaxweyne Khayraadka Iyo Shaqaalahaba Looma Sina, Dadkuna Iminka Way Barteen Hadalladada Qiiro Japan-Ka Ah.
November 22, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Maxamed Jaamac Kood-Buur Oo Ka Mid Ah Xildhaabada Golaha Wakiilada Ee Somaliland Oo Waraysi Siiyey Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Ayaa Naqdiyey Khudbaddii Madaxweyne Muuse Biixi, Sidoo Kalena Sheegay In Aan Loo Sinayn Khayraadka Dalka Iyo Shaqaalahaba, Iminkana Dadku Ay Barteen Hadallada Qiiro Japanka Ah Ee Warbaahinta Lala Horyimaado.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News