qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Buuni Waa Marfuucul-Qalam, Waxyaabaha Uu Ku Hadlo Aniga Oo Dumar Ah Ayaa Ka Xishooda, ”Marwo Milgo Maxamed Cilmi (San-Balooshe)”.
November 23, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Ku-Xigeenka Xisbiga Waddani Marwo Marwo Milgo Maxamed Cilmi (San-Balooshe) Oo Maanta Warbaahinta La Hadashay Ayaa Sheegtay In Uu Buuni Yahay Marfuuco-Qalam, Isla Markaana Ay Iyada Oo Dumar Ah Ka Xishooto Waxyaabaha Uu Ninkaasi Ku Hadlo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News