qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Odayaasha, Waxgaradka Iyo Dhallinyada Degmada Balli-Dhiig Ee Gobolka Togdheer Oo Maanta Taageero Ballaadhan U Muujiyey Guddoomiye Xirshi Cali Xaaji Xasan Iyo Xisbiga Waddani.
November 23, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Odayaasha, Waxgaradka, Haweenka Iyo Dhallinyada Degmada Balli-Dhiig Ee Gobolkaasi Togdheer Ayaa Maanta Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Guddoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Xirshi Cali Xaaji Xasan Iyo Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbigaasi Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News