qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Oo Maanta Gaadiid Iyo Qalab Isgaadhsiineed Kala Wareegey Hay’adda UNOPS.
November 23, 2021 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Admiral Maxamed Xuseen Faarax Xiirane Ayaa Maanta Gaadiid Iyo Qalab Isgaadhsiineed Kala Wareegey Hay’adda Qaramada Midoobey Ee UNOPS, (United Nations Office For Project Services).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News