qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Beel-Weynta Surre Oo Ka Mid Ah Beelalaha Duriyada Direed Oo Maanta Martiqaad U Samaysay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow.
November 24, 2021 - Written by qoriadmin

Kuvan kuvausta ei ole saatavilla.Muqdisho-(QorilugudNews24)-Beel-Weynta Surre Oo Ka Mid Ah Beelalaha Duriyadda Direed Ayaa Maanta Martiqaad Iyo Soo Dhaweyn Ballaadhan U Samaysay Boqorka Geeska Afrika, Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News