qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Deegaanada Hawdka Ee Gobolkaasi Togdheer Oo Ay Soo Food-Saartay Xaalad Abaareed Oo Baahsan Iyo Qaylo-Dhallaan Laga Muujiyey.
November 24, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)- Badhasaabka Gobolka Todheer Maxamed Cabdillaahi Nafaqo Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Ayaa Safar Shaqo Ku Tegey Qaar Ka Mid Ah Deegaanada Hawdka Sare Ee Gobolkaasi Togdheer, Kuwaas Oo Ay Soo Food-Saartay Xaalad Abaareed Baahsan Iyo La’aan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News