qorilugudnews24.com
Mid Ka Mid Ah Beelaha Waaweyn Ee Dega Gobolkaasi Togdheer Oo Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Guddoomiye Xirsi Cali Iyo Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbiga Waddani Md. Cabdiraxman Cirro.
November 24, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Mid Ka Mid Ah Beelaha Waaweyn Ee Dega Gobolkaasi Togdheer Ayaa Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Guddoomiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbigaasi Waddani Md. Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi Cirro.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News