qorilugudnews24.com
Dhaxal Sugaha Dawladda Imaraadka Carabta Sheikh Mohammed Bin Zayed Bin Sultan Al Nahyan Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Tegey Dalka Turkiga.
November 25, 2021 - Written by qoriadmin

Ankara-(QorilugudNews24)-Dhaxal Sugaha Dawladda Isu-Tagga Imaraadka Carabta, Sheikh Mohammed Bin Zayed Bin Sultan Al Nahyan Ayaa Booqasho Rasmi Ah Ku Tegey Dalkaasi Turkiga, Halkaas Oo Uu Ku Qaabilay Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News