Badhasaabka Gobolka Togdheer Muxuu Ku Soo Arkay Deegaanadii Hawdka Sare Ee Uu Kormeerka Ku Maraayey.
November 26, 2021 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Badhasaabka Gobolka Togdheer Md. Maxamed Cabdillaahi Ibraahin Nafaqo Oo Weli Ku Guda Jira Wejigii Labaad Ee Kormeerkii Uu Ku Maraayey Deegaanada Hawdka Sare Ee Gobolkaasi Togdheer Ayaa La Kulmay Xaaladdo Qalafsan Oo Deegaanadaasi Ka Jira, Kuwaas Oo Isugu Jira Abaar Iyo Biyo La’aan Baahsan.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com