qorilugudnews24.com
General Khalifa Xaftar Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay, (Xogta Dahsoon).
November 26, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Maxkamd Military Oo Libya Ku Taalla Ayaa Khamiistii Maanta Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay General Khalifa Xaftar Iyo Isweydiino Ka Dhashay Is-Casilaadii Ergeygii Qaramada Midoobey Ee Libya Xilli Ay Todobaado Yari Ay Ka Dheen Doorashadii Dalkaasi Libya, (Xogta Dahsoon).

By:Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News